Category: News

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

    Read More: Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
  • Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

    Read More: Baladhinta Dhismo Iskul
  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

    Read More: Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
  • Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.

    October 27 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida ayaa xadhiga kajartay dhismo iskuul dugsiga hoose ee degmada Gallaadi ee Gobolka Dollo, Kaasoo ka kooban 4 galaas 1xafiska maamulka iskuulka iyo 2 suuli, waxaa kaloo Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeyntoda. Iskuulkan oo ay ha’ayadu udhistay dadka barakacayaasha ah ee abaaruhu saameeyeen iyagoo ardeydu markii hore ay waxku baranayeen dhirta hoosteeda,…

    Read More: Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.
  • Xadhig ka Jarka Baladhin iyo Qalabayn

    Ha’ayada Horumarinta Soomalida ayaa Xadhiga kajaray Balaadhinta Dhismaha Dugsiga Hoose ee Xaaji Cabdi ee Degmada Filtu Gobolka liibaan. Bulshada qaybaheeda kala duwan ee degmada filtu ayaa aad usoodhaweyay balaadhinta iskuulkan Iyagoo sibuuxda ubalan qaaday in ay kafaaiidaysan donaan ilaashana doonan Waxaa kale oo ay Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeynta dhismahan cusub ee Dugsiga islamarkaana buuxiyay baahidii…

    Read More: Xadhig ka Jarka Baladhin iyo Qalabayn
  • Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.

    Sep 28 2022.Ha’ayada Horumarin Soomalida ayaa xadhiga kajartay 6 mashruuc oo isugu jira xarunta caafimaad darajada 2aad, maktabado, iyo iskulo, Mashruucyadan oo ah ka jawaabida baahida aas aasiga ah ee bulshadeena, waxaa kaloo intaas dheer in Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeyntooda bixinayaana u adeegida bulshada ee loogu talo galay.

    Read More: Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.
  • Sojedinta Qorshaha 5ta Sano

    Hayada horumarinta soomalida ayaan maanta soo bandhigtay qorshaha mudada dheer ee 5ta sano oo ku wajahan dhinacyada horumarka iyo ka jawaabida marxaladaha deg dega,ah sida Abaaraha, daadadka, iyo barakaca ka dhasha khilaafyada/ iskudhacyada. Qorshahan ayaa qayb ka,ah talaaboyinka lagu xaqiijinayo ka jawaabista baahiyaha horumarineed iyo kuwo degdega,ah ee bulshadeena. Qorshaha hayada ee 5ta sano ayaa…

    Read More: Sojedinta Qorshaha 5ta Sano
  • Heshiis Kusabsan Hirgalinta mashruca degdega ah ee 9 degmo laga Fulin Dono SDA iyo FAO

    April 19 2022.Haayada Cuntada iyo beeraha aduunka Food and Agriculture organisation ee FAO iyo haayada Horumarinta Somalida ee SDA (Somali Development Association) ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan hirgelinta mashruuca degdega ah ee wax looga qabanayo abaaraha kaas oo laga fulin doono 9 degmo oo ka tirsan deegaanka somalida oo u badan dagmooyinka ay saameeyeen…

    Read More: Heshiis Kusabsan Hirgalinta mashruca degdega ah ee 9 degmo laga Fulin Dono SDA iyo FAO
  • Wadatashi U.H.Somalida Iyo Mamulka Diredhawa

    April 12 2022.Waxaan maanta kulan wadatashi,ah la yeelanay Mayor ku xigeenka maamulka magaalada Dirdhawa, Mudane Xarbi. waxaana kawada hadalay sidii loo dardar galin lahaa howlaha shaqo ee Ururka horumarinta soomaalida iyo sidii loo xalin lahaa caqabadaha ka jiray dhinac dhaqaale uruurinta iyo taageerida horumarka bulshada soomaalida ee ku dhaqan gobolka siti iyo kuwa daggan hareeraha…

    Read More: Wadatashi U.H.Somalida Iyo Mamulka Diredhawa
  • 100 Qoys oo Buldshada Abarta Kaso doolary uqaybiyay Raashin.

    Ururka Horumarinta Soomaalida ayaa 100 qoys oo ah dadka abaarta ka soo doolay gaadhsiiyay raashinka noocyadiisa kala duwan. Iyada oo bisha barakaysan ee soonku foodda inagu soo hayso bulsho badan oo dool ahna ku sugan tahay gobolka Faafan ayuu maanta Ururka Horumarinta Soomaalidu bulshada doolka ah ee ku sugan duleedka magaalada Jig-jiga gaadhsiiyay raashin isugu…

    Read More: 100 Qoys oo Buldshada Abarta Kaso doolary uqaybiyay Raashin.

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

Categories

Tags