
Month: July 2024
-

Xadhig Kajar Baladhin iyo Qalabayn Dugsiga Sulul ee degmada Sagag
Read More: Xadhig Kajar Baladhin iyo Qalabayn Dugsiga Sulul ee degmada SagagMaareeye kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida Mudane Khadar Axmed iyo Gudomiyaha Gobolka Nogob mudane cabdirisaaq Axmed nuur ayaa xadhiga ka jaray ballaadhin & qalabayn lagu sameeyay dugsiga hoose-dhexe, ee Sulul ee degmada Sagag. Ballaadhintan iyo qalabayntan oo ay fuliyeen Ururka Horumarinta Soomaalida islamarkaana ka koobnaa 3 qol oo loogu talo’galay inay wax ku bartaan arday tiradoodu…
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…



