
Category: News
-

200 Qoys oo Ururka horumarinta Somalidu u qaybiyay Deeq
Read More: 200 Qoys oo Ururka horumarinta Somalidu u qaybiyay DeeqMarch 5 2022.Hay’ada Ururuka Hor. Somalida (SDA) ayaa deeq raashin ah gudoonsiiyey 200 oo qoys, Qabalaha Tog-Dheero oo katirsan Deg/Qalaafo, deeqdan ayaa isugu jirtay Bariis, baasto iyo saliida.
-

Degmada Elele oo Lagadhsiyay Calafka Xolaha
Read More: Degmada Elele oo Lagadhsiyay Calafka XolahaMarch 3 2022Ururka Horumarinta Somalida (SDA) ayaa gaadhsiiyay Calafka xoolaha islamarkaana u qeybiyay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool degmada Elele ee Gobolka shabele kuwaasoo ay Abaartu saameysay Waxaana ka faa’iideystay dad gaadhaya 520 qoys. Somali Dev’t Association (SDA)
-

Hay’ada Horumarinta Soomalidu waxay gaadhsisay Deeq Rashin Gobaha ay samaysay Abaartu.
Read More: Hay’ada Horumarinta Soomalidu waxay gaadhsisay Deeq Rashin Gobaha ay samaysay Abaartu.March 1 2022.Waxaan Maanta Raashin Deeq ah oo dhan,250-kiintaal oo isagu jira Nooc-yo kaladuwan nasoogaadhsiiyey masuulinta Maamul hoosaadka Yeka(Yeka Sub-city) Ee Maamulka magaalada Addis-ababa.
-

Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shiniile Degmada Dhanan
Read More: Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shiniile Degmada DhananUrurkaHorumarintaSomalida ( SDA) ayaa maanta gaadhsiiyay calafka Xoolaha bulshada ay Abaartu saameysay ee kunool tuulada shiniile ee degmada dhanaan, Gobolka shabele. Waxaana ka faa’iideysay bulsho dhan 250 qoys.
-

dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 goobood
Read More: dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 gooboodHayada horumarinta soomalida ayaa dhamaystirtay dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 goobood oo isugu jira iskuulo, maktabado akhris iyo rug caafimaad kuwaas oo dhamaantood xadhiga laga jari doono bishan gudaheeda shaqadiina bilaabay oo shacabku ka faa,iidaysanayo hadda.Shaqooyinkan kala duwan ayaa lagu dhamystiray wakhti yar gudihii, waxayna qayb wayn ka yihiin ka jawaabida baahiyaha bulshada ee la xidhiidha…
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…



