Sep 28 2022.
Ha’ayada Horumarin Soomalida ayaa xadhiga kajartay 6 mashruuc oo isugu jira xarunta caafimaad darajada 2aad, maktabado, iyo iskulo,
Mashruucyadan oo ah ka jawaabida baahida aas aasiga ah ee bulshadeena, waxaa kaloo intaas dheer in Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeyntooda bixinayaana u adeegida bulshada ee loogu talo galay.









Leave a Reply