Latest News
-

Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
Read Story: Mashruc Soconaya 6 Bilod oo AyFebruary 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo…
-

Baladhinta Dhismo Iskul
Read Story: Baladhinta Dhismo IskulNovember 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada…
-

Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
Read Story: Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga SareOctober 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor…
-

Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.
Read Story: Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.October 27 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida ayaa xadhiga kajartay dhismo iskuul dugsiga hoose ee degmada Gallaadi ee Gobolka Dollo, Kaasoo ka…
-

Xadhig ka Jarka Baladhin iyo Qalabayn
Read Story: Xadhig ka Jarka Baladhin iyo QalabaynHa’ayada Horumarinta Soomalida ayaa Xadhiga kajaray Balaadhinta Dhismaha Dugsiga Hoose ee Xaaji Cabdi ee Degmada Filtu Gobolka liibaan. Bulshada qaybaheeda…
-

Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.
Read Story: Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.Sep 28 2022.Ha’ayada Horumarin Soomalida ayaa xadhiga kajartay 6 mashruuc oo isugu jira xarunta caafimaad darajada 2aad, maktabado, iyo iskulo,…
-

Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..
Read Story: Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..September 25 2022. Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka Darajada 2aad ee Degmada Birqod, Qabalaha Isdabadeg, Xaruntan cafimaadka ayaa lafilayaa in…
-

Sojedinta Qorshaha 5ta Sano
Read Story: Sojedinta Qorshaha 5ta SanoHayada horumarinta soomalida ayaan maanta soo bandhigtay qorshaha mudada dheer ee 5ta sano oo ku wajahan dhinacyada horumarka iyo ka…
-

Diyarinta Xadhig kajarka
Read Story: Diyarinta Xadhig kajarkaWaxa mardhaw xadhiga laga jari doonaa mashruucyo dhameystiran islamarkaana diyaar yihiin qalabeyntooda oo hadda lagu gudo jiro in lageeyo qalabeyntooda…
-

Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanag
Read Story: Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanagMay 12 2022.Waxaa lasoo gaba gabeeyay Qiimayntii lixda bilood ee Shaqaalaha Ururka Horumarinta Soomaalida ee ka hawlgala Kow iyo Toban…
