
Category: Uncategorized
-

Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..
Read More: Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..September 25 2022. Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka Darajada 2aad ee Degmada Birqod, Qabalaha Isdabadeg, Xaruntan cafimaadka ayaa lafilayaa in ay kafaaiideysan donaan bulshada xoola dhaqatada ee kunool deegankas Xaruntan cafimaad oo ka kooban qaybtii dhalmada hooyada uurka leh , qaybtii bukaan jiif iyo waliba qaybtii daweynta Sanadkan waxuu ururka horumarinta somalida xadhiga kajari doona…
-

Diyarinta Xadhig kajarka
Read More: Diyarinta Xadhig kajarkaWaxa mardhaw xadhiga laga jari doonaa mashruucyo dhameystiran islamarkaana diyaar yihiin qalabeyntooda oo hadda lagu gudo jiro in lageeyo qalabeyntooda qaar kamida degmooyinka deegaanka. Dhisida & qalabeynta mashruucyadan:- Ha’ayada Horumarinta Soomaalida.
-

Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanag
Read More: Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanagMay 12 2022.Waxaa lasoo gaba gabeeyay Qiimayntii lixda bilood ee Shaqaalaha Ururka Horumarinta Soomaalida ee ka hawlgala Kow iyo Toban (11) Gobol, waxaana lagu abaalmariyay qarkamida shaqalihii kasbaday shaqo wanaag iyo karti. Abaalmarinta ayaa ka koobnayd Laptop iyo Telefoon Smart ah. The Six Month Assessment of the Somali Development Association (SDA) staff in Eleven (11)…
-

Dheeq Iskugujirta Biyo Dhaamin iyo Calafka Xolaha
Read More: Dheeq Iskugujirta Biyo Dhaamin iyo Calafka XolahaMarch 7 2022.Ha’ayada UrurkaHorumarintaSomalida (SDA). Ayaa dalaalo badan ugujirta sidii ay gacan weyn uga geysanlaheyd samata bixinta dadkeeda ay Abaartu saameysay, islamarkaana ay gaarsiisay deeqo isugu jirta Rashiin, Calafka Xoolaha iyo biyo dhaamin Socota ilaa iyo hada qaar kamida Gobolada deegaanka. Tuulada Todob ee degmada cadaadle, Gobolka Shabele. waa meelaha sida joogtada ah uu biyo…
-

Shacabka Tulada Kurtunle oo bogadiyay Biyo dhanka U.H.Somalidu usameyay
Read More: Shacabka Tulada Kurtunle oo bogadiyay Biyo dhanka U.H.Somalidu usameyayShacabka abaartu saamaysay ee tuulada Kurtunle ee degmada Wardheer ayaa bogaadiyay biyo-dhaan la gaadhsiiyay, codsadayna in loo soo biiriyo maaddaama oo aanay ku filnayn.
-

Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shacabka Gobolka Shabeelle ( Dhanan,Cadaadle iyo Elelle)
Read More: Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shacabka Gobolka Shabeelle ( Dhanan,Cadaadle iyo Elelle)1,870 xidhmood oo calafka xoolaha ah ayuu Ururka Horumarinta Soomaalidu soo gaadhsiisay 3 degmo oo ka mid ah gobolka Shabeelle.Degmooyinka deeqdan calafka ah la soo gaadhsiiyay ayaa kala ah Dhanaan, Cadaadle iyo Elelle, waxaana la gaadhsiiyay 720 xidhmood oo calafka xoolaha ah. Maareeye-ku-xigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida, mudane Khadar Axmed ayaa sida oo kale sheegay in…
-

Deeq Katimid Jamacada Haramaya oo aan gadhsinay Shacabka Deganka ee Abartu samaysay U.H.Somalida
Read More: Deeq Katimid Jamacada Haramaya oo aan gadhsinay Shacabka Deganka ee Abartu samaysay U.H.SomalidaFeb 26 2022.Deeqdan ay nasoo gaadhsiisay Jaamacadda Haramaya waxaan sida ugu dhakhsaha badan ugaadhsiinaynaa shacabka abaaraysan ee Deegaanka”, mudane Qabdiid Cabdi Cumar, maareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida.
-

U.H.Somalida oo Gadhsiyay Calafka Xolaha Degmada Dhanan
Read More: U.H.Somalida oo Gadhsiyay Calafka Xolaha Degmada DhananFeb 25 2022Ururka Horumarinta Somalida (SDA) ayaa maanta gaadhsiiyay calafka xoolaha degmada Danan ee Gobolka shabeele. Somali Development Association (SDA) has today delivered fodder to Danan district in Shabelle Zone.
-

Shacabka Degmada Ceel-karri oo Umahad naqay U.H.Somalida
Read More: Shacabka Degmada Ceel-karri oo Umahad naqay U.H.SomalidaFeb 25 2022Shacabka abaartu saamaysay ee degmada Ceel-karri ayaa bogaadiyay biyo-dhaanka gurmadka abaaraha ee xukuumaddu gaadhsiisay.
-

Gurmadka Abaraha 6 Gaadhi oo Calaf Xolo ah….
Read More: Gurmadka Abaraha 6 Gaadhi oo Calaf Xolo ah….Feb 21 2022Gurmadka abaaraha.Hayada horumarinta soomalida ayay jaamacada haramaya ugu deeqday 6 gaadhi oo calaf xoolo,ah oo ay jaamacadu ugu tala gashay bulshada xoola dhaqatada,ah ee abaaruhu saameeyeen.Waxaa kaloo jaamacadu xaqiijisay in ay deeq raashin,ah soo gaadhsiin doonaan deegaanka todobaadkan gudihiisa. Waan uga mahad celinaynaa jaamacada haramaya in usoo damqadeen bulshada soomaalida oo ay gargaar…
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…



