October 28 2022.
Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle
Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada
Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida,
Waxana ku baxday in kabadan 2 million
Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato maktabadan







Leave a Reply