Month: August 2025

  • Heshiis Kusabsan Hirgalinta mashruca degdega ah ee 9 degmo laga Fulin Dono SDA iyo FAO

    April 19 2022.Haayada Cuntada iyo beeraha aduunka Food and Agriculture organisation ee FAO iyo haayada Horumarinta Somalida ee SDA (Somali Development Association) ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan hirgelinta mashruuca degdega ah ee wax looga qabanayo abaaraha kaas oo laga fulin doono 9 degmo oo ka tirsan deegaanka somalida oo u badan dagmooyinka ay saameeyeen…

    Read More: Heshiis Kusabsan Hirgalinta mashruca degdega ah ee 9 degmo laga Fulin Dono SDA iyo FAO
  • Wadatashi U.H.Somalida Iyo Mamulka Diredhawa

    April 12 2022.Waxaan maanta kulan wadatashi,ah la yeelanay Mayor ku xigeenka maamulka magaalada Dirdhawa, Mudane Xarbi. waxaana kawada hadalay sidii loo dardar galin lahaa howlaha shaqo ee Ururka horumarinta soomaalida iyo sidii loo xalin lahaa caqabadaha ka jiray dhinac dhaqaale uruurinta iyo taageerida horumarka bulshada soomaalida ee ku dhaqan gobolka siti iyo kuwa daggan hareeraha…

    Read More: Wadatashi U.H.Somalida Iyo Mamulka Diredhawa
  • 100 Qoys oo Buldshada Abarta Kaso doolary uqaybiyay Raashin.

    Ururka Horumarinta Soomaalida ayaa 100 qoys oo ah dadka abaarta ka soo doolay gaadhsiiyay raashinka noocyadiisa kala duwan. Iyada oo bisha barakaysan ee soonku foodda inagu soo hayso bulsho badan oo dool ahna ku sugan tahay gobolka Faafan ayuu maanta Ururka Horumarinta Soomaalidu bulshada doolka ah ee ku sugan duleedka magaalada Jig-jiga gaadhsiiyay raashin isugu…

    Read More: 100 Qoys oo Buldshada Abarta Kaso doolary uqaybiyay Raashin.
  • Dheeq Iskugujirta Biyo Dhaamin iyo Calafka Xolaha

    March 7 2022.Ha’ayada UrurkaHorumarintaSomalida (SDA). Ayaa dalaalo badan ugujirta sidii ay gacan weyn uga geysanlaheyd samata bixinta dadkeeda ay Abaartu saameysay, islamarkaana ay gaarsiisay deeqo isugu jirta Rashiin, Calafka Xoolaha iyo biyo dhaamin Socota ilaa iyo hada qaar kamida Gobolada deegaanka. Tuulada Todob ee degmada cadaadle, Gobolka Shabele. waa meelaha sida joogtada ah uu biyo…

    Read More: Dheeq Iskugujirta Biyo Dhaamin iyo Calafka Xolaha
  • 200 Qoys oo Ururka horumarinta Somalidu u qaybiyay Deeq

    March 5 2022.Hay’ada Ururuka Hor. Somalida (SDA) ayaa deeq raashin ah gudoonsiiyey 200 oo qoys, Qabalaha Tog-Dheero oo katirsan Deg/Qalaafo, deeqdan ayaa isugu jirtay Bariis, baasto iyo saliida.

    Read More: 200 Qoys oo Ururka horumarinta Somalidu u qaybiyay Deeq
  • Degmada Elele oo Lagadhsiyay Calafka Xolaha

    March 3 2022Ururka Horumarinta Somalida (SDA) ayaa gaadhsiiyay Calafka xoolaha islamarkaana u qeybiyay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool degmada Elele ee Gobolka shabele kuwaasoo ay Abaartu saameysay Waxaana ka faa’iideystay dad gaadhaya 520 qoys. Somali Dev’t Association (SDA)

    Read More: Degmada Elele oo Lagadhsiyay Calafka Xolaha
  • Hay’ada Horumarinta Soomalidu waxay gaadhsisay Deeq Rashin Gobaha ay samaysay Abaartu.

    March 1 2022.Waxaan Maanta Raashin Deeq ah oo dhan,250-kiintaal oo isagu jira Nooc-yo kaladuwan nasoogaadhsiiyey masuulinta Maamul hoosaadka Yeka(Yeka Sub-city) Ee Maamulka magaalada Addis-ababa.

    Read More: Hay’ada Horumarinta Soomalidu waxay gaadhsisay Deeq Rashin Gobaha ay samaysay Abaartu.
  • Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shiniile Degmada Dhanan

    UrurkaHorumarintaSomalida ( SDA) ayaa maanta gaadhsiiyay calafka Xoolaha bulshada ay Abaartu saameysay ee kunool tuulada shiniile ee degmada dhanaan, Gobolka shabele. Waxaana ka faa’iideysay bulsho dhan 250 qoys.

    Read More: Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shiniile Degmada Dhanan
  • Shacabka Tulada Kurtunle oo bogadiyay Biyo dhanka U.H.Somalidu usameyay

    Shacabka abaartu saamaysay ee tuulada Kurtunle ee degmada Wardheer ayaa bogaadiyay biyo-dhaan la gaadhsiiyay, codsadayna in loo soo biiriyo maaddaama oo aanay ku filnayn.

    Read More: Shacabka Tulada Kurtunle oo bogadiyay Biyo dhanka U.H.Somalidu usameyay
  • Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shacabka Gobolka Shabeelle ( Dhanan,Cadaadle iyo Elelle)

    1,870 xidhmood oo calafka xoolaha ah ayuu Ururka Horumarinta Soomaalidu soo gaadhsiisay 3 degmo oo ka mid ah gobolka Shabeelle.Degmooyinka deeqdan calafka ah la soo gaadhsiiyay ayaa kala ah Dhanaan, Cadaadle iyo Elelle, waxaana la gaadhsiiyay 720 xidhmood oo calafka xoolaha ah. Maareeye-ku-xigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida, mudane Khadar Axmed ayaa sida oo kale sheegay in…

    Read More: Calafka Xolaha oo Lagadhsiyay Shacabka Gobolka Shabeelle ( Dhanan,Cadaadle iyo Elelle)

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

Categories

Tags