March 3 2022
Ururka Horumarinta Somalida (SDA) ayaa gaadhsiiyay Calafka xoolaha islamarkaana u qeybiyay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool degmada Elele ee Gobolka shabele kuwaasoo ay Abaartu saameysay
Waxaana ka faa’iideystay dad gaadhaya 520 qoys.
Somali Dev’t Association (SDA)









Leave a Reply