
Month: August 2025
-

Deeq Katimid Jamacada Haramaya oo aan gadhsinay Shacabka Deganka ee Abartu samaysay U.H.Somalida
Read More: Deeq Katimid Jamacada Haramaya oo aan gadhsinay Shacabka Deganka ee Abartu samaysay U.H.SomalidaFeb 26 2022.Deeqdan ay nasoo gaadhsiisay Jaamacadda Haramaya waxaan sida ugu dhakhsaha badan ugaadhsiinaynaa shacabka abaaraysan ee Deegaanka”, mudane Qabdiid Cabdi Cumar, maareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida.
-

U.H.Somalida oo Gadhsiyay Calafka Xolaha Degmada Dhanan
Read More: U.H.Somalida oo Gadhsiyay Calafka Xolaha Degmada DhananFeb 25 2022Ururka Horumarinta Somalida (SDA) ayaa maanta gaadhsiiyay calafka xoolaha degmada Danan ee Gobolka shabeele. Somali Development Association (SDA) has today delivered fodder to Danan district in Shabelle Zone.
-

Shacabka Degmada Ceel-karri oo Umahad naqay U.H.Somalida
Read More: Shacabka Degmada Ceel-karri oo Umahad naqay U.H.SomalidaFeb 25 2022Shacabka abaartu saamaysay ee degmada Ceel-karri ayaa bogaadiyay biyo-dhaanka gurmadka abaaraha ee xukuumaddu gaadhsiisay.
-

Gurmadka Abaraha 6 Gaadhi oo Calaf Xolo ah….
Read More: Gurmadka Abaraha 6 Gaadhi oo Calaf Xolo ah….Feb 21 2022Gurmadka abaaraha.Hayada horumarinta soomalida ayay jaamacada haramaya ugu deeqday 6 gaadhi oo calaf xoolo,ah oo ay jaamacadu ugu tala gashay bulshada xoola dhaqatada,ah ee abaaruhu saameeyeen.Waxaa kaloo jaamacadu xaqiijisay in ay deeq raashin,ah soo gaadhsiin doonaan deegaanka todobaadkan gudihiisa. Waan uga mahad celinaynaa jaamacada haramaya in usoo damqadeen bulshada soomaalida oo ay gargaar…
-

Qayb kamida Gurmadada Biyo dhanka uu U.H.Somalidu wado.
Read More: Qayb kamida Gurmadada Biyo dhanka uu U.H.Somalidu wado.Feb 17 2022Qayb kamida gurmadka AbaarahaHayada horumarinta soomalida ayaa si balaadhan uga qayb qaadanaysa gurmadka Abaaraha, hayadu waxay biyo dhaan ka wadaa degmooyin kamida kuwo biyo la,aanta daran ay jirto. Waxuu hadda biyo dhaanku ka socdaa degmooyinka dhanaan, cadaadle iyo Godey, ee gobolka shabelle iyo degmada danood ee gobolka dollo.Waxaa sidoo kale mardhow laga bilaabi…
-

Danan Water Tracking / Biyo dhaamin Degmada Dhanan
Read More: Danan Water Tracking / Biyo dhaamin Degmada DhananFebruary 16 2022The Somali Development Organization carries out regular water trucking in Danan district and its villages.
-

Biyo Dhaamin uu sameyay Ururka H.Somalida Emergency water tracking
Read More: Biyo Dhaamin uu sameyay Ururka H.Somalida Emergency water trackingFebruary 6 2022.waxaan maanta u gaynay biyaha Tuulada Horahajir ee degmada Dhanan Anagoo marwalba u kuurgalaynay in ay kufilanyihiin biyaha aan u geynayno bulshada abaareysan ee kunool tuulooyinkaas. Hadaba wuxuu Ururka Horumarinta soomaalida (SDA) xaqiijiyay islamarkaana islaqaateen bulshada kunool tuulooyinka Horahaajir, Walalgoo iyo koodwanaag inay kufilanyiin, kuna qanceen qaabka Ururka (SDA) ugahaqabtiray dhanka biyaha. We…
-

Biyo Dhaamin uu Sameyay U.H.Somalida
Read More: Biyo Dhaamin uu Sameyay U.H.SomalidaFebruary 1 2022.Ururka Horumarinta Soomalida oo biyo dhaamin ka sameynaya qaar kamida Tuulooyinka Deg. Dhanaan Ee Gobolka Shabeele. Waxaa kale oo uu Ururku kawadaa dadaalo biyo dhaamin Tuulooyin & degmooyin Gobolo kale oo deegaanka ah.
-

Baladhin Lagusameyay Iskool Kuyaal Degmada Qabribayax
Read More: Baladhin Lagusameyay Iskool Kuyaal Degmada QabribayaxJanuary 24 2022expansion of high school building in Gilo village in Qabri-bayax district. which is 62%, and will be completed next month. The building, which includes classrooms and a library, was donated by the Somali Development Association.
-

U.H.Somalida Kormer Kusameyay Masharicaha Degmada Birqod
Read More: U.H.Somalida Kormer Kusameyay Masharicaha Degmada BirqodMaareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida iyo guddoomiyaha gobolka Jarar ayaa soo kormeeray mashaariicaha horumarined ee ka socda tuulada Isdabadeg ee degmada Birqod.
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…



