
Author: admin
-

Xadhig Kajarka Barkaddo iyo Qalabayn Ceel biyood Degmoyinka Yocale iyo Daroor.
Read More: Xadhig Kajarka Barkaddo iyo Qalabayn Ceel biyood Degmoyinka Yocale iyo Daroor.Ururka Horumarinta Soomaalida, ayaa xadhiga ka jaray 3 Barkaddood iyo qalabaynta ceel biyood laga qodayay degmooyinka Yoocaale iyo Daroor ee gobolka Jarar.
-

Deeq Lacag oo gadhaysa 9,485,000 (700 qoys oo Degan Degmada Caddaadle
Read More: Deeq Lacag oo gadhaysa 9,485,000 (700 qoys oo Degan Degmada CaddaadleUrurka Horumarinta Soomaalida ee Deegaanka ayaa deeq lacag oo gaadhaysa 9,485,000 u qaybiyay 700 oo qoys oo dagan saddex tuulo oo ka tirsan degmada Cadaadle ee gobolka Shabeelle.
-

Xadhiga Ka Jaray Dugsi Hoose-Dhexe Ee Tulada Farmadaw
Read More: Xadhiga Ka Jaray Dugsi Hoose-Dhexe Ee Tulada FarmadawMaareeye Kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida oo ay wehelinayaan gudoomiyaha gobolka Jarar iyo qaar ka mid ah maamulka degamada Gunagado ayaa xadhiga ka jaray dugsi hoose-dhexe oo laga hirgaliyay tuulada Farmadaw ee degmada Gunagado ee gobolka Jarar.
-

Dhisid Kayd Ceelbiyod, water point construction
Read More: Dhisid Kayd Ceelbiyod, water point constructionMaareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida DDS Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa maanta soo kormeeray habsami usocodka mashruuca Dhisida Kayd Ceelbiyod, water point iyo Dararka Xoolaha ee tuulada Qaydarkadiile ee degmada Yoocaale.Maareeyaha ayaa sheegay in mashruucan la bilaabay 45 cisho kahor ayaa loogu talo’galay inay ka faaiidaystaan bulshada ku dhaqan tuulada Qaydarkadiile iyo nawaaxigeeda.Gudooomiyaha gobolka Jarar Mudane…
-

Xadhig ka Jarka baladhin/qalabayn Dugsiga H/DH ee Sulul Degmada Sagag
Read More: Xadhig ka Jarka baladhin/qalabayn Dugsiga H/DH ee Sulul Degmada SagagMaareeye kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida Mudane Khadar Axmed iyo Gudomiyaha Gobolka Nogob mudane cabdirisaaq Axmed nuur ayaa xadhiga ka jaray ballaadhin & qalabayn lagu sameeyay dugsiga hoose-dhexe, ee Sulul ee degmada Sagag.Ballaadhintan iyo qalabayntan oo ay fuliyeen Ururka Horumarinta Soomaalida islamarkaana ka koobnaa 3 qol oo loogu talo’galay inay wax ku bartaan arday tiradoodu dhan…
-

dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 goobood
Read More: dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 gooboodHayada horumarinta soomalida ayaa dhamaystirtay dhismaha/balaadhinta iyo qalabaynta 6 goobood oo isugu jira iskuulo, maktabado akhris iyo rug caafimaad kuwaas oo dhamaantood xadhiga laga jari doono bishan gudaheeda shaqadiina bilaabay oo shacabku ka faa,iidaysanayo hadda.Shaqooyinkan kala duwan ayaa lagu dhamystiray wakhti yar gudihii, waxayna qayb wayn ka yihiin ka jawaabida baahiyaha bulshada ee la xidhiidha…
-

Xadhig Kajar Baladhin iyo Qalabayn Dugsiga Sulul ee degmada Sagag
Read More: Xadhig Kajar Baladhin iyo Qalabayn Dugsiga Sulul ee degmada SagagMaareeye kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida Mudane Khadar Axmed iyo Gudomiyaha Gobolka Nogob mudane cabdirisaaq Axmed nuur ayaa xadhiga ka jaray ballaadhin & qalabayn lagu sameeyay dugsiga hoose-dhexe, ee Sulul ee degmada Sagag. Ballaadhintan iyo qalabayntan oo ay fuliyeen Ururka Horumarinta Soomaalida islamarkaana ka koobnaa 3 qol oo loogu talo’galay inay wax ku bartaan arday tiradoodu…
-

Xog koban oo kusabsan Mashaaricihii Ururku Fuliyay
Read More: Xog koban oo kusabsan Mashaaricihii Ururku FuliyayUrurka Horumarinta Soomaalida. Xog koban oo kusabsan Mashaaricihii Ururku Fuliyay. Shantisano ee Udanbeyay,1. Caafimaadka2. Waxbarashada3. Gar-gaarka dag-daga ah4. BiyahaUrurka SDA wuxu hirgaliyaya 73 Mashruuc, shantisano ee udanbeyay. 64 kamidda ah waa Hurumarintahttps://www.facebook.com/somalidevelopment2012/videos/770257331962965
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…



