Maareeye kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida Mudane Khadar Axmed iyo Gudomiyaha Gobolka Nogob mudane cabdirisaaq Axmed nuur ayaa xadhiga ka jaray ballaadhin & qalabayn lagu sameeyay dugsiga hoose-dhexe, ee Sulul ee degmada Sagag.
Ballaadhintan iyo qalabayntan oo ay fuliyeen Ururka Horumarinta Soomaalida islamarkaana ka koobnaa 3 qol oo loogu talo’galay inay wax ku bartaan arday tiradoodu dhan tahay 150 arday ayaa waxaa wadajir xadhiga uga jaray Mareeye kuxigenka mudane Khadar Axmed oo ay wahelinayan godomiyaha gobolka nogob iyo Maamulka degmada sagag
Ugu danbeyn mudane khadar Axmed ayaa bulshada reer sagaged kula dardarmay in ay ilaashadan dugsiga manta xilkiisa lagu wareejiyey
Ururka Horumarinta Soomalida














Leave a Reply