
Author: admin
-

Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
Read More: Mashruc Soconaya 6 Bilod oo AyFebruary 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-

Baladhinta Dhismo Iskul
Read More: Baladhinta Dhismo IskulNovember 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-

Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
Read More: Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga SareOctober 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…
-

Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.
Read More: Xadhig Kajar Dugsi Cusub Degmada Gallaadi.October 27 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida ayaa xadhiga kajartay dhismo iskuul dugsiga hoose ee degmada Gallaadi ee Gobolka Dollo, Kaasoo ka kooban 4 galaas 1xafiska maamulka iskuulka iyo 2 suuli, waxaa kaloo Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeyntoda. Iskuulkan oo ay ha’ayadu udhistay dadka barakacayaasha ah ee abaaruhu saameeyeen iyagoo ardeydu markii hore ay waxku baranayeen dhirta hoosteeda,…
-

Xadhig ka Jarka Baladhin iyo Qalabayn
Read More: Xadhig ka Jarka Baladhin iyo QalabaynHa’ayada Horumarinta Soomalida ayaa Xadhiga kajaray Balaadhinta Dhismaha Dugsiga Hoose ee Xaaji Cabdi ee Degmada Filtu Gobolka liibaan. Bulshada qaybaheeda kala duwan ee degmada filtu ayaa aad usoodhaweyay balaadhinta iskuulkan Iyagoo sibuuxda ubalan qaaday in ay kafaaiidaysan donaan ilaashana doonan Waxaa kale oo ay Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeynta dhismahan cusub ee Dugsiga islamarkaana buuxiyay baahidii…
-

Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.
Read More: Xadhig Ka Jarka Maktabada Dugsiga Sare ee Hamaro.Sep 28 2022.Ha’ayada Horumarin Soomalida ayaa xadhiga kajartay 6 mashruuc oo isugu jira xarunta caafimaad darajada 2aad, maktabado, iyo iskulo, Mashruucyadan oo ah ka jawaabida baahida aas aasiga ah ee bulshadeena, waxaa kaloo intaas dheer in Ha’ayadu u dhameystirtay qalabeyntooda bixinayaana u adeegida bulshada ee loogu talo galay.
-

Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..
Read More: Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka ..September 25 2022. Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka Darajada 2aad ee Degmada Birqod, Qabalaha Isdabadeg, Xaruntan cafimaadka ayaa lafilayaa in ay kafaaiideysan donaan bulshada xoola dhaqatada ee kunool deegankas Xaruntan cafimaad oo ka kooban qaybtii dhalmada hooyada uurka leh , qaybtii bukaan jiif iyo waliba qaybtii daweynta Sanadkan waxuu ururka horumarinta somalida xadhiga kajari doona…
-

Sojedinta Qorshaha 5ta Sano
Read More: Sojedinta Qorshaha 5ta SanoHayada horumarinta soomalida ayaan maanta soo bandhigtay qorshaha mudada dheer ee 5ta sano oo ku wajahan dhinacyada horumarka iyo ka jawaabida marxaladaha deg dega,ah sida Abaaraha, daadadka, iyo barakaca ka dhasha khilaafyada/ iskudhacyada. Qorshahan ayaa qayb ka,ah talaaboyinka lagu xaqiijinayo ka jawaabista baahiyaha horumarineed iyo kuwo degdega,ah ee bulshadeena. Qorshaha hayada ee 5ta sano ayaa…
-

Diyarinta Xadhig kajarka
Read More: Diyarinta Xadhig kajarkaWaxa mardhaw xadhiga laga jari doonaa mashruucyo dhameystiran islamarkaana diyaar yihiin qalabeyntooda oo hadda lagu gudo jiro in lageeyo qalabeyntooda qaar kamida degmooyinka deegaanka. Dhisida & qalabeynta mashruucyadan:- Ha’ayada Horumarinta Soomaalida.
-

Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanag
Read More: Abalmarinta Shaqalaha SDA kuwaasi oo Kasbaday Shaqo wanagMay 12 2022.Waxaa lasoo gaba gabeeyay Qiimayntii lixda bilood ee Shaqaalaha Ururka Horumarinta Soomaalida ee ka hawlgala Kow iyo Toban (11) Gobol, waxaana lagu abaalmariyay qarkamida shaqalihii kasbaday shaqo wanaag iyo karti. Abaalmarinta ayaa ka koobnayd Laptop iyo Telefoon Smart ah. The Six Month Assessment of the Somali Development Association (SDA) staff in Eleven (11)…
Search
Popular Posts
-
Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…
-
Baladhinta Dhismo Iskul
November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,
-
Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…
