September 25 2022.
Xaflada Xadhig kajarka Rugta Caafimaadka Darajada 2aad ee Degmada Birqod, Qabalaha Isdabadeg,
Xaruntan cafimaadka ayaa lafilayaa in ay kafaaiideysan donaan bulshada xoola dhaqatada ee kunool deegankas
Xaruntan cafimaad oo ka kooban qaybtii dhalmada hooyada uurka leh , qaybtii bukaan jiif iyo waliba qaybtii daweynta
Sanadkan waxuu ururka horumarinta somalida xadhiga kajari doona mashaariic isugu jira school balaadhin , xarumo cafimaad , masxafyo waxlagu akhristo
Dhismaha Xaruntan oo ay kubaxday in kabadan 6 million oo birr, waxana fuliyay Ha’ayada Hurumarinta Somalida.
Ugu danbeyntii waxuu mareeyaha ururka horumarinta somalida xildhibaan Qabdiid Cabdi Xaaji kula dardaarmay bulshadii qabalahas kudhaqan in ay ilaashadan xaruntan cafimaad keenana hooyadii ku dhiig bixi jirtey gurigeeda si ay uhesho daryeel caafimaad
Waxaa kharashkan bixiyay xubnaha Ha’ayada SDA.











Leave a Reply