Qayb kamida Gurmadada Biyo dhanka uu U.H.Somalidu wado.

Feb 17 2022
Qayb kamida gurmadka Abaaraha
Hayada horumarinta soomalida ayaa si balaadhan uga qayb qaadanaysa gurmadka Abaaraha, hayadu waxay biyo dhaan ka wadaa degmooyin kamida kuwo biyo la,aanta daran ay jirto. Waxuu hadda biyo dhaanku ka socdaa degmooyinka dhanaan, cadaadle iyo Godey, ee gobolka shabelle iyo degmada danood ee gobolka dollo.
Waxaa sidoo kale mardhow laga bilaabi doonaa biyo dhaanka degmooyin kamida gobolka Afdheer iyo shabelle. ( hargele,ceelkari iyo degmada kalafo)
Muuqalkan waa tuulooyin kamid,ah meelaha ugu daran biyo la aanta oo ay haayadu gaadhsiisay biyo ay shacabku cabaan.
Ilaahay abaarta ha inaga bixiso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

Categories

Tags