Category: Uncategorized

  • Qayb kamida Gurmadada Biyo dhanka uu U.H.Somalidu wado.

    Feb 17 2022Qayb kamida gurmadka AbaarahaHayada horumarinta soomalida ayaa si balaadhan uga qayb qaadanaysa gurmadka Abaaraha, hayadu waxay biyo dhaan ka wadaa degmooyin kamida kuwo biyo la,aanta daran ay jirto. Waxuu hadda biyo dhaanku ka socdaa degmooyinka dhanaan, cadaadle iyo Godey, ee gobolka shabelle iyo degmada danood ee gobolka dollo.Waxaa sidoo kale mardhow laga bilaabi…

    Read More: Qayb kamida Gurmadada Biyo dhanka uu U.H.Somalidu wado.
  • Danan Water Tracking / Biyo dhaamin Degmada Dhanan

    February 16 2022The Somali Development Organization carries out regular water trucking in Danan district and its villages.

    Read More: Danan Water Tracking / Biyo dhaamin Degmada Dhanan
  • Biyo Dhaamin uu sameyay Ururka H.Somalida Emergency water tracking

    February 6 2022.waxaan maanta u gaynay biyaha Tuulada Horahajir ee degmada Dhanan Anagoo marwalba u kuurgalaynay in ay kufilanyihiin biyaha aan u geynayno bulshada abaareysan ee kunool tuulooyinkaas. Hadaba wuxuu Ururka Horumarinta soomaalida (SDA) xaqiijiyay islamarkaana islaqaateen bulshada kunool tuulooyinka Horahaajir, Walalgoo iyo koodwanaag inay kufilanyiin, kuna qanceen qaabka Ururka (SDA) ugahaqabtiray dhanka biyaha. We…

    Read More: Biyo Dhaamin uu sameyay Ururka H.Somalida Emergency water tracking
  • Biyo Dhaamin uu Sameyay U.H.Somalida

    February 1 2022.Ururka Horumarinta Soomalida oo biyo dhaamin ka sameynaya qaar kamida Tuulooyinka Deg. Dhanaan Ee Gobolka Shabeele. Waxaa kale oo uu Ururku kawadaa dadaalo biyo dhaamin Tuulooyin & degmooyin Gobolo kale oo deegaanka ah.

    Read More: Biyo Dhaamin uu Sameyay U.H.Somalida
  • Baladhin Lagusameyay Iskool Kuyaal Degmada Qabribayax

    January 24 2022expansion of high school building in Gilo village in Qabri-bayax district. which is 62%, and will be completed next month. The building, which includes classrooms and a library, was donated by the Somali Development Association.

    Read More: Baladhin Lagusameyay Iskool Kuyaal Degmada Qabribayax
  • U.H.Somalida Kormer Kusameyay Masharicaha Degmada Birqod

    Maareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida iyo guddoomiyaha gobolka Jarar ayaa soo kormeeray mashaariicaha horumarined ee ka socda tuulada Isdabadeg ee degmada Birqod.

    Read More: U.H.Somalida Kormer Kusameyay Masharicaha Degmada Birqod
  • Xadhig Kajarka Barkaddo iyo Qalabayn Ceel biyood Degmoyinka Yocale iyo Daroor.

    Ururka Horumarinta Soomaalida, ayaa xadhiga ka jaray 3 Barkaddood iyo qalabaynta ceel biyood laga qodayay degmooyinka Yoocaale iyo Daroor ee gobolka Jarar.

    Read More: Xadhig Kajarka Barkaddo iyo Qalabayn Ceel biyood Degmoyinka Yocale iyo Daroor.
  • Deeq Lacag oo gadhaysa 9,485,000 (700 qoys oo Degan Degmada Caddaadle

    Ururka Horumarinta Soomaalida ee Deegaanka ayaa deeq lacag oo gaadhaysa 9,485,000 u qaybiyay 700 oo qoys oo dagan saddex tuulo oo ka tirsan degmada Cadaadle ee gobolka Shabeelle.

    Read More: Deeq Lacag oo gadhaysa 9,485,000 (700 qoys oo Degan Degmada Caddaadle
  • Xadhiga Ka Jaray Dugsi Hoose-Dhexe Ee Tulada Farmadaw

    Maareeye Kuxigeenka Ururka Horumarinta Soomaalida oo ay wehelinayaan gudoomiyaha gobolka Jarar iyo qaar ka mid ah maamulka degamada Gunagado ayaa xadhiga ka jaray dugsi hoose-dhexe oo laga hirgaliyay tuulada Farmadaw ee degmada Gunagado ee gobolka Jarar.

    Read More: Xadhiga Ka Jaray Dugsi Hoose-Dhexe Ee Tulada Farmadaw
  • Dhisid Kayd Ceelbiyod, water point construction

    Maareeyaha Ururka Horumarinta Soomaalida DDS Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa maanta soo kormeeray habsami usocodka mashruuca Dhisida Kayd Ceelbiyod, water point iyo Dararka Xoolaha ee tuulada Qaydarkadiile ee degmada Yoocaale.Maareeyaha ayaa sheegay in mashruucan la bilaabay 45 cisho kahor ayaa loogu talo’galay inay ka faaiidaystaan bulshada ku dhaqan tuulada Qaydarkadiile iyo nawaaxigeeda.Gudooomiyaha gobolka Jarar Mudane…

    Read More: Dhisid Kayd Ceelbiyod, water point construction

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

Categories

Tags