Feb 21 2022
Gurmadka abaaraha.
Hayada horumarinta soomalida ayay jaamacada haramaya ugu deeqday 6 gaadhi oo calaf xoolo,ah oo ay jaamacadu ugu tala gashay bulshada xoola dhaqatada,ah ee abaaruhu saameeyeen.
Waxaa kaloo jaamacadu xaqiijisay in ay deeq raashin,ah soo gaadhsiin doonaan deegaanka todobaadkan gudihiisa.
Waan uga mahad celinaynaa jaamacada haramaya in usoo damqadeen bulshada soomaalida oo ay gargaar soo gaadhsiiyeen xili aad loogu baahnaa.










Leave a Reply