Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

February 3 2023.
Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer.

Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud nafaqaysan ee xoolo ah iyo 10,000 kg oo ah abuurka tayaysan ee calafka xoolaha taasoo ay ka faa,iidaysan doonaan shacab dhan 5,688 qoys(4688 qoys oo heli doona quudka nafaqaysan ee xoolo iyo 1000 qoys oo heli doona abuurka tayaysan ee calafka xoolaha).

Horaantii bishan February 2023, waxaa kaalmo la gaadhsiiyay qaybo kamida bulshada ka faaiidstayaasha ee labo degmo, loona qaybiyay 234,360 Kg oo quud Nafaqaysan ee xoolaha taaso la gaadhsiiyay 2,604 qoys (907 lab ah iyo 1,697 dumar ah) oo ku kala nool, Tuulaooyinka Qardeg iyo Malkadhuur oo ka tirsan degmada Hargelle iyo tuulooyinka Allan, Gubadley iyo 02 Kebele ee degmada Doolobay.

Fulinta mashruucan ayaa wali socota, qaybaha dhiman ee kaalmada mashruuca ayaa la gaadhsiin doonaa bulshada mardhow.Kaalmada quudinta xoolaha irmaan iyo abuurka calafka xoolaha ee mashruucu bixinayo ayaa waxbadan ka tari doonta saamaynta taban ee abaarta ku habsatay degmooyinka gobolka afdheer.

Hayada horumarinta soomalida ayaa marwalba iyo marxalad walba garab taagan shacabka deegaanka soomaalida.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

Categories

Tags