May 12 2022.
Waxaa lasoo gaba gabeeyay Qiimayntii lixda bilood ee Shaqaalaha Ururka Horumarinta Soomaalida ee ka hawlgala Kow iyo Toban (11) Gobol,
waxaana lagu abaalmariyay qarkamida shaqalihii kasbaday shaqo wanaag iyo karti.
Abaalmarinta ayaa ka koobnayd Laptop iyo Telefoon Smart ah.
The Six Month Assessment of the Somali Development Association (SDA) staff in Eleven (11) Zones has been completed and some of the employees who have achieved good work and talent have been rewarded
The award Consisted of a Laptop and a Smart phone.









Leave a Reply