Biyo Dhaamin uu sameyay Ururka H.Somalida Emergency water tracking

February 6 2022.
waxaan maanta u gaynay biyaha Tuulada Horahajir ee degmada Dhanan Anagoo marwalba u kuurgalaynay in ay kufilanyihiin biyaha aan u geynayno bulshada abaareysan ee kunool tuulooyinkaas.

Hadaba wuxuu Ururka Horumarinta soomaalida (SDA) xaqiijiyay islamarkaana islaqaateen bulshada kunool tuulooyinka Horahaajir, Walalgoo iyo koodwanaag inay kufilanyiin, kuna qanceen qaabka Ururka (SDA) ugahaqabtiray dhanka biyaha.

We have today delivered water to Horahajir Village in Dhanan District. The Somali Development Association (SDA) has confirmed to the community living in Horahajir, Walalgoo and Kodwanaag villages that they are sufficient and satisfied with the SDA’s approach to water.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Popular Posts

  • Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay
    Mashruc Soconaya 6 Bilod oo Ay

    February 3 2023.Hayada horumarinta soomalida( Somali development association) ayaa kawada gobolka afdheer fulinta Mashruuca ka jawaabista/wax ka qabashada abaaraha oo ay maalgalisay ECHO, FAO mashruucan oo soconaya muddo lix bilood,ah ayaa laga fulinayaa degmmoyinka Hargeele, Doolobay iyo Baarey ee gobolka afdheer. Guud, ahaan qorsha mashruucu waa In la gaadhsiiyo bulshada kaalmo dhan 421,920kg of quud…

  • Baladhinta Dhismo Iskul
    Baladhinta Dhismo Iskul

    November 19 2022.Ha’ayada Horumarinta Soomaalida (SDA) ayaa Xadhiga kajartay Ballaadhinta Dhismo Iskuul Cusub, Dugsiga Hoose Dhexe Ee Tuulada Gilo Degmada Qabribayax ee Gobolka Faafan. Waxaa kaloy Ha’ayadu u dhameystirtay Qalabeynta Iskuulkan Cusub oo ka kooban Afar Glass,

  • Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare
    Xaflada xadhig kajarka Maktabada Dugsiga Sare

    October 28 2022.Maktabadan oo loogu talagalay in ay kafaa’deystan ardeyda dugsiga sare ee degmada cadadle Iyadoo lafilayo in uu kor uqaadi doono tayada waxbarashada ee degmada Waxaa Fuliyay Ha’ayada Horumarinta Soomaalida, Waxana ku baxday in kabadan 2 million Ugu danbeyn Mr. khadar axmed mareye kuxigenka ururka horumarinta somalida ayaa kula dardaarmay bulshadu in ay ilaashato…

Categories

Tags